Maxaa ka Jira deegaanka Carmo ee Puntland oo ciidamo joogaan iyo waraysi suldaan Quurshe
Maxaa ka Jira deegaanka Carmo ee Puntland oo ciidamo joogaan iyo waraysi suldaan Quurshe oo isagu ka soo jeeda beesha gudoomiyihii hore ee gobolka Bari C/samad Gallan oo hadda ciidamo hubeysan u joogaan deegaanada gobolka Bari.