X

Maxaa ka soo baxay shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ee socdey maalmahan

Maxaa ka soo baxay shirkii beelaha Garxajis (ISAAQ) ee socdey maalmahan. Shirkan ayaa oday dhaqameedyada beeshu iclaamiyeen muddo hore waxana loo fariistey 10 cisho kahor.

Shirkan ayaa laga akhriyay 8 qodob oo la isku afgartey loona digey Muuse Biixi iyo jeegaantiisa. Waxa lagu casuumay weftiyo ka socda Awdal.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=VzySWAiUTVs[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.