X

Maxaa kala qabsaday Yuusuf Garaad iyo dad ku dhiban Norwey oo miciin bidey oo ay ku jirto hooyo

Yuusuf Garaad oo ku fashilmey in uu wac u qabto Somali ku dhiban Norwey. Yuusuf Garaad oo aan khibrad u lahayn wasaarada loo dhiibey ayaa niyad jabiyay Somali walaacsan oo lagula kacay arimo foolxun sida in caruurtooda la qaato.





Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.