Siyaasiga Mustafe Martin ayaa ku raacay hadalkii ka soo yeeray raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ee ahaa in hadda boqolkiiba 75 ay dadka reer Somaliland ka niyad jabaan sheekada waa go’nay. Hadaba siyaasiga Mustafe Martin ayaa isagu qaba in raiisal wasaare ku xigeenku yaraayey ee tirada saxda ah ay tahay boqolkiiba 95.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS