Hay’adda socdaalka ee dawlada Somaliya ayaa sheegtay inuu markale dib u dhacay bixinta baasaboor Soomaaliga oo mudooyinkii dambe ay jirtey cilado la xalin jaray laakiin aan laga hortagi taas oo dad badan Ku keentay niyad have iyo safaradooda oo ay dib u dhigaan.
Qoraal ka soo baxay hay’adda ayaa lagu sheegay in welli hawlo farsamo ay Ku socdaan baasaboor Somaliga isla markaana bixinta baasaboorka lagu kordhiyay muddo kale oo gaaraysa ilaa 6-da bishan.
Hay’adda ayaa sheegtay inay aad uga xuntahay dib u dhaca Ku yimi bixinta baasaboor Soomaaliga oo dib u qabashada araajidu dib loo bilaabi doono Khamiista.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS