X

Maxaabiis dib loogu celiyay jeelka Beledweyne

Waxa maanta dib loogu celiyay jeelka Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan maxaabiis halkaas laga saaray kadib fatahaafii webiga Shabeele. Magaalada ayaa hadda dadku dib ugu soo moqonayaan inteeda badan maadaama biyihii badnaa Ka yaraadeen.


Xaafada qaar ayaa welli qoran oo u baahan usbuucuo kale oo bilaa rooba si biyaha u gudhaan. Waxa kale oo laga baqayaa xanuuno la xiriira biyaha taagan iyo weliba biyo nadiifa oo aan jirin.


“Waxaan dib ugu crlinay xabsifa dhexe ee magaalada maxaabiis aan hore uga saartey markii sanadkii soo dhawaadey ayuu yiri taliye u hadley booliiska. Waxa magaalada la gaarsiiya gurmadkii ugu badnaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.