Maxaabiis kale ayaa laga soo dejiyay Muqdisho maanta. Dawladda Soomaaliya ayaa gacan weyn ka geysatay sidii loo soo deyn lahaa Maxabiistaan oo qaarkood horay loogu xukumay sanado badan.
Maxaabiistan oo laga keenay dalkaasi Itoobiya ayaa ah tiro dhowr ah. Qaarkood ayaa u eg kuwo la cafiyay halka kuwo kalana ay soo dhamaysteen mudadii ay jeelka ku jireen.
Maaha markii ugu horeysay ee Itoobiya sii dayso maxaabiis noocana oo inta badan ku jira jeelasha Itoobiya muddo sanado ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS