X

Maxaabiis kale oo Liibiya laga keenay oo Muqdisho laga dejiyay: SAWIRO

Maxaabiis kale oo Liibiya laga keenay ayaa Muqdisho laga dejiyay. Maxaabiistan ayaa tiradoodu gaaraysaa illaa 13 dhalinyaro. Waxa hawshan u fududeysay dawlada dhexe ee Somaliya.



Maaha markii ugu horeysay oo maxaabiis laga soo dejiyo Muqdisho laga keeno Liibiya. Somalidan ayaa badankooda lagu qabtey xeebaha dalkaasi Liibiya waxana nasiibkooda hayay nidaam dawli ku dhisan.



Dhalinyaro badan oo Somali ah ayaa naftooda ku waayay Liibiya ayagoo halkaasi kala kulma kufsi, jirdil iyo cuntada oo loo diido.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.