X

Maxaabiis laga soo daayay Iiraan oo Boosaaso ka soo degay: SAWIRO

Maxaabiis laga soo daayay Iiraan ayaa maanta Boosaaso ka soo degay. Maxaabiistan oo gaarayay 24 Soomaali ah oo ku xirnaa ayaa ahaa Ganacsato Soomaaliyeed oo watay Maraakiib lagana Qafaashay Xeebaha Imaaradka Carabta.



Maxaabiistas oo dhammaan rag ah ayaa waxa ay soo liqeen mudo 8 Sano ah oo xarig ah.

Gudoomiyaha Gobolka Bari Yuusuf Maxamed Wacays dhado Gudoomiyaha Gobolka Bari oo la hadlayay maxabiistaana wuxuu sheegay inuu ku faraxsanayahy iney maanta Boosaaso ku soo dhaweeyaan Maxabiis soomaali ah oo si sharci darro ah ugu xirnaa Dalka iiraan, horayna oga ganacsan jiray dalka Imaaraadka.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.