Haddii aad daba socon waydo suaalana waydiin waydo waxa loo dhigayo caruurtaada meelaha ay tahay in ay diin ka soo bartaan laakiin lagu baro waxyaalo ka duwan wixii aad u gaysay..waxa dhici karta in ay noqoto wakhti dambe markaad ogaato wiilkaagii ama gabadhaadii oo ka soo hadley Siiriya ama Ciraaq amaba argagixiso kale u gacan galey oo been loogu sheegay in jihaad ka jiro.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM