Huteel Millienium wuxuu la kowsaday horumarka iyo kobaca ka jira ismaamulka Somalida Itoobiya gaar ahaan caasimada Jigjiga oo uu huteelkani ka mid yahay kuwa ugu casrisan. Waxaan booqanay qaybaha kala ee huteelka oo isugu jira dhamaan wixii aad ka heli lahayd huteelada casrriga ah ee ka jira aduuyada.
ARAABINEWS