Maxaad ka ogtahay taariikho qarsoonaa iyo maamul goboleedyo ka dhisnaa Itoobiya. Waxa barnaamijkan xiisaha leh lafoguraya suxufi Faysal Abroone oo taariikho badan haya iyo Adan Jaamac Kaahin. ARAABINEWS