Magaalada Magaalocad ee gobolka Awdal waxa ka shaqeeya dad la baxay magaca dawlada Islaamiga ah waxayna goobta ku daaweeyaan dad Somali ah oo ka yimaada daafaha ku xeeran. Haku qaldin kooxda argagixisad ee Daacish. Fiirso sida ay dadka u daaweeyaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS