X

Maxakamad ku taal Ingiriiska oo ka cadhaysiisey Ismaaciil Cumar Geelle

Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska magaalada London ayaa ka cadhaysiisay madaxweynaha Jabuuti kadib markii la laalay dacwad ka dhana ganacsade C/raxmaan Boore. Dacwadan ayaa in badan socotey lama garanayo in Jabuuti ka qaadan doonto racfaan.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.