Maxamed Kaahin oo Siilaanyo qaraabo yihiin ayaa ka difaacay weerar kaga yimi musharaxiinta garabka kale
Maxamed Kaahin oo ka mida raga ugu dhow dhow Siilaanyo ayaa ka difaacay musharaxiinta halka jufo ah ee weerarka ku soo qaaday sheegayna in uu isla jufada u danaynayo.