X

Maxamed Xaashi Cilmi iyo Boobe Yuusuf oo ka didey wadahadaladii u dhaxayn jiray Xasan Sheekh iyo Siilaanyo oo la bedelayo

Maxamed Xaashi Cilmi iyo Boobe Yuusuf ayaa ka dareen celiyay wadahadaladii u dhaxayn jiray Xasan Sheekh iyo Siilaanyo laguna magacaabi jiray Somaliya iyo Somaliland in loo bedelo kuwo hadda u dhexeeya oday dhaqameedyada BEESHA DHEXE iyo kuwa Xasan Sheekh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.