X

Maxamed Xuseen Rooble oo saxiixay heshiis daaqada ka saaraya guddiga doorashada

Waxa dhamaaday kulan ay yeesheen maamul jufeedyada iyo wasiirka koowaad Maxamed Xuseen Rooble waxana laga soo saaray qoraal daaqada looga saaray guddiga doorashada ee dhawaan la doortey.


Waxa saxiixay Maxamed Xuseen Rooble oo aan la tashi la samayn dadka iyaguna sugaya inay isa soo sharaxaan weaxana muuqata in horjooge Siciid Deni oo musharaxa uu cidlo kaga tagay kooxda sheegan jirtey midowga musharxiinta.


Axmed Madoobe ayaa isna faraxsan kadib markii gacanta loo geliyay inuu soonxulan karo ayadoo halka uu u socdo ay tahay inuu doorashada ka soo wareejo Garbahaaray oo uu keeno Kismaayo.

Lama garan karo waxa guddiga doorashadu odhan doonto.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.