Maxamuud Tarsan oo xalay ka qaybgalay xaflad lagu soo dhaweeyay xildhibaan Maxamed Aadan Waaberi oo jaaliyada reer Awdal soo dhaweyn u samaysay ayaa ku guubaabiyay dadka reer Awdal in ayna ka gabanin midnimada oo ay sharaf ku leeyihiin.
Tarsan ayaa ku tilmaamey maamul u samaynta lagu joojinayo Hiiraan iyo Jowhar mid dawlada dalka ku kala goynayso oo balaariso mamulka gaarsiisana Khaatumo iyo AWDAL.
ARAABINEWS