X

Maxamuud Xaashi oo deg deg u magacaabay booskii uu ka tagey wasiir Obsiiye

Gacanyare Maxamuud Xaashi ayaa deg deg u magacaabay booskii uu ka tagey wasiir Obsiiye oo ka soo jeeda gobolka Awdal kuna bedelay inadeerkii oo durba hore ka bilaabey ololaha asagoo loo dhiibey lacag lagu sheegay 20,000 oo doolar sida wararku sheegayaan.



Maxamuud Xaashi ayaa jagada wasiirka shaqada ee gabalkeedu dhacay u magacaabay Cismaan Cabdi Sh Maxamuud. Ololaha doorashasa maamulka ayaa xawli u socda.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

 

admin:

This website uses cookies.