MuqdishoâBarre Hiiraale oo ka tirsan raga isku haya maamulka Jubba ayaa waraysi ku sheegay in uu maxbuus ku yahay Muqdisho laguna khiyaamay wixii loogu yeeray dib u heshiisiin. Barre Hiiraale ayaa dhinaca kale sheegay in Puntland dagaal ku haysay muddo labaatan sano ah.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS