Iyadoo Sucuudigu xiriikii u jaray IRAN ayaa waxa Jira in uu si xun u faafiyay mad-habtiisa qaldan ee Salafiyada/wahaabiyada kuna faafiyay wadamada fiqiirka ah sida Somaliya. Maxkamad ku taal Hargeysa oo aad moodo in ayna ahayn maxkamad ahayn laakiin u badan xubin ka tirsan urur diimeedkaas Sucuudiga ayaa takoorid ku xukuntey ninkaas shiicada ah walibana sheegtay in aan loo dhawaan.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS