Maxkamad ku taala Hargeysa oo baryahan wax ka eegaysay doorashadii uu Siilaanyo ku fashilmey in uu qabto isagoo rabey in beeshiisu sii fadhido kursiga ayaa hadda soo saartey go’aan ka duwan kuwii hore loogu heshiiyay iyo kii guurtida. Xisbiyada beesha ee UCID IYO WADANI ayaa iyaguna la sheegay in ay soo dhaweeyeen.
Fashilka Siilaanyo iyo jufadiisa oo iyagu aanan qarsan in ay rabaan in ay kursiga sii fadhiyaan ayaa hadda u muuqda in la soo afjaray.
Naga fisha muuqaal ku saabsan warkan
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM