Hargeysa–Maxkamad ku taal Hargeysa ayaa xukun dila oo deg dega ku xukuntey askari dilay nin ganacsade ah oo caan ahaa laguna magacaabi jiray Gacmadheere. Askariga dilka gaystay ayaa la sheegay in uu si ula kaca u diley ganacsadaha lamana sheegin in wax dhexmaray markii hore.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS