X

Maxkamad ku taal Kismaayo oo xukuntey askari diley xaaskiisa

Maxkamad ku taal Kismaayo ayaa xukuntey askari diley xaaskiisa. Dilkan foosha xun ee askarigu u gaystey xaaskiisa ayaa dadku aad uga anfariireen. Askarigan ayaa joogi jirey qaybta mishahara bixinta ee Jubba.



Maxkamada Ciidamada Qalabka sida ee maamulka Goboleedka Jubba ayaa xukun dil toogasho ah ku riday Cabdullaahi Aasad oo diley xaaskiisa o goor habeena kadibna isku dayay inuu baxsado,



Gacanku dhiiglahan ayaan la shegin goorta lagu fulin doono waxana goobta xukunku ka dhacay joogey ehelada xaaska uu diley.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.