X

Maxkamad Noorway ku taal oo xukuntey xagjir gaala oo Masjid weeraray

Maxkamad ku taal  Noorway ayaa liqsiisay 21 sanno oo xariga xagjir gaala oo weeraray masaajid ku taal halkaas iyo weliba dilka walaashiis. Ninkan xagjirka ah oo da’diisu tahay 22 jir ayaa rasaas ooda uga qaaday Masjid alnuur oo ku yaal Galbeedka caasimadda Oslo sanadkii la soo dhaafay.


Rasaasta lagu furey masaajida ayaan cidina wax ku noqon waxana la qabtey isagoo raba inuu ka baxsado goobta. Booliiska dalkaasi ayaa sheegay in ninkani Ku dayanaayay xagjir kale oo gaala oo 50 qof ku diley dalkaasi Niyuusiilan.


Waxa jira gaalo badan oo uu ka buuxo Muslim nacayb oo sii xoogeystay inta xagjir Taram xukunka qabsaday.

Sawirada hoose waa xagjirka iyo Masjidka uu rasaasta ku furey.

Rashiid Ceelaanyo

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.