Maxkamada gobolka Banaadir ayaa ilaa 15 ruux ku kala xukuntey dambiyo ay ka mid yihiin kufsi rag rag ah mid haween laga galay iyo mid dilay muwaadin kale. Waxa goobta iskugu yimi qareenada labada qof halkaas oo maxkamadu gudbisey go’aanka.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM