Maxkamada ciidamada oo xukuno ku ridey argagixisadii xasuuqdey reer Baydhabo
Maxkamada ciidamada ayaa xukuno dila ku xukuntey argagixisadii xasuuqdey reer Baydhabo halkaas oo ay dadka ka dhigeen wax dhintey iyo wax laxaad belay. Argagixisada ayaa xukunkoodu ka dhacay isla goobtii ay dadka ku xasuuqeen.