Maxkamada loo samaystey in dambiyo lagu qaado wadamada Afrikaanka ah ee aan lahayn awood u lahayn in ay isku difaacaan ayaa sheegtay in ay ka baxsan tahay awoodeeda in ay xukun ku qaado raiisal wasaarihii hore ee Ingiriiska Tioony Blair.
Tony Blair iyo Bush ayaa xasuuq xun ka gaystey Ciraaq halkaas oo ay gebi ahaanba burburiyeen wadanka taasina ay ka dhalatey barakac kii uGu xumaa yo dadkii wadanka deganaa oo iyaguna bilaabey in ay iscunaan halkii ay ku jeesan lahaayeen cadowga soo weeraray.
Gacan ku dhiigle Tony Blair ayaa arbacada la soo saarayaa warbixin ku saabsan dagaalkii uu ku qaaday Ciraaq kuna galaaftey malaayiin reer Ciraaq in ay waayaan naftooda, maalkoodii iyo dalkoodiiba.
Gacan ku dhiigle Tony Blair ayaa diidey in uu cadaalada hor istaago waana sida ay dalbanayaan waalidiintii Ingiriiska ahaa ee caruurtoodii u waayay dagaalka.
Hogamiyaha xisbiga shaqaalaha ee Ingiriiska Jeremy Corbyn ayaa sheegay in aanu ka gabanayn in Tony Blair lagu qaado cadaalada. Tony Blair ayaa ka dambeeya khalkhalka hadda ka Jira xisbiga shaqaalaha isago ciyaaray in uu kiciyo Yuhuuda oo maamula saxaafada Ingiriiska.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS