X

Maxkamada gobolka Banaadir oo dil ku xukuntey nin masjid dhexdii ku dilay nin kale oo salaad ku jiray+MUUQAAL

Muqdisho 04 Nov 2014–Maxkamada gobolka Banaadir ayaa dil toogasho ah ku xukuntey nin masjid dhexdii ku dilay ninkale oo salaad ku jiray qoortana midi kaga dhiftey.

C/llaahi Warmooge

 

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.