X

Maxkamada Hargeysa oo ka hadashay kiisas mucjiso ku noqdey oo ay xalisay sanadka 2017: MAQAL

Maxkamada Hargeysa ayaa ka hadashay kiisas mucjiso ku noqdey oo ay xalisay sanadka 2017. Kiisaskan ayaa quseeya sadex haween oo lagu dafirey caruur kala duwan uuna ugu darnaa mid isagu Yurub iska aaday soona noqdey 10 sano kadib.

Labada kiis ee kale ee xaakinku sheegay waa geedo badan oo halmar la wada jarayay duleedka Hargeysa oo la qabtey.



Hoos ka dhegeyso



Maxkamada ayaa si guud uga hadashay kiisaska ay xaliyeen ee soo gaaray iyo nooca dambiyadaas oo ay sheegeen:

Hoos ka akhri

Dacwadaha fasakhaada waxa maxkamada yimi 153 oo buu sheegay in rag qurbajooga gabdhaha guursadaan dibna ugu soo noqon kana xirtaan telifoonada.



Dafiraada uurka waa 11 kiis

Dacwadaha guri diida waa 8 kiis

Dacwadaha masaariif diid ku waa 156, dacwadaha guri-ka saarida waa 113 kiis.

Dacwadaha xoqitaanka sida gawaadhida iyo wixii la mida waa 206 kiis

Dacwadaha diin-cayga ayaa iyaguna gaaray 103 kiis

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 


admin:

This website uses cookies.