X

Maxkamada Puntland oo ridey xukuno kala duwan maxaase lagu helay

Maxkamada Puntland ayaa ridey xukuno kala duwan oo lagu ridey eedaysaneyaal ay sheegeen in hadda lagu qaadayo sharciga Islaamka. Maxkamadan ayaa soo socotey in muddo ah iyadoo hadda la isku afgartey in lagu qaado sida diintu qabto maadaama Isfahanxumo ay dhacdey.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.