Maxkamada wareegta ee gobolka Awdal ayaa u tagtey Lughaya dacwad dhegeysi ah oo ku saabsan kufsi iyo dil oo ka dhacay aagaasi. Labadan dambi ayaa ah laba dambi oo aad u xun ahna kuwa laga galo bani aadamka.
Maxamed Yuusuf madaxa wararka Woqooyiga Somaliya
ARAABINEWS.COM