X

Maxkamada wareegta ee gobolka Awdal oo kufsadeyaal si xun u galay haween ku fulisey xukuno kala duwan

Maxkamada gobolka Awdal ayaa xukuno kala duwan ku fulisey kufsadeyaal si xun u galay haween walaalahooda oo socdaal ku tagayaty Jabuuti. Maxkamada ayaa soo bandhigtey dharkii haweenka laga hjeexjheexay iyo mididii lagu jeexjeexay macal kabahoodii. Waxana muuqata in la direy qaawanaan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.