Waxa magaalada Heeg ee dalkaasi Holland ku kulmaya madax Ka Kala socota Kiiniya iyo Somali lana xiriira badda Somaliya ee Kiiniya damacdey. Waxa jira warar sheegaya in Kiiniya rabto in dacwada markale dib lo dhigo ayadoo ujeedadu tahay in ay wareeriso nidaamka socda.
Kiiniya ayadaa rabta inay xoog ku qaadato dhul Somaliyeed kuna darsato intii hore loo siiyay ayuu yiri Cali Calasow.
Waxa la sheegayaa inuu Somaliya u matalayo raiisal wasaare xigeenka halka Kiiniya soo dirsatey sarkaalka ugu sareeya maxkamada.
Kiiniya ayaa rabta in lagu socdo xeer uu u saxiixday fadhiid Cumar C/rashiid iyo C/raxmaan C/shakuur.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS