X

Maydka halyay jeneral C/kariin Dhegabadan oo la geeyay deegaanka uu ku dhashay ee Xeraale

Wasiirka gaashaandhiga Somaliya iyo raxan wasiiro ah oo raacay maydka halyay Jeneraal C/kariin Dhegabadan oo loo qaaday deegaanka Xeraale oo ka tirsan gobolka Galguduud oo jeneralku ka soo jeeday. Jeneraalka ayaa xilli adag la soo maray argagixisada shabaab oo shirqool ku dishey kadib markay isku qarxiyeen huteel Saxafi oo uu deganaa.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.