X

Maydkii dhiigmiiratada shabaab oo la soo bandhigey iyo ardey imtixaano sugeysay iyo shacab ganacsi oo ay xasuuqeen+SAWIRO

Muqdisho–Wararkii ugu dambeeyay oo aan ka helnay wasaarada tacliinta iyo hidaha ayaa sheegaya in ardey sugaysay natiijada imtixaano ay dibeda u aadaan ay goobta ku laysay argagixisada iyo dad shacaba oo kahor ganacsanayay wasaaradaha hortooda. Maydka dhiigmiiratada iyo dadkii shacabkii ay dileen ayaa lagu arkayaa wasaarada horteeda.

Afhayeen u hadlay wasaarada tacliinta sare iyo hidaha ayaa sheegay in ayna shaqaalaha wasaarada waxba soo gaarin xataa uu ku jiro wasiiru dawlaha wasaarada oo lagu dagaalamay barxada.

admin:

This website uses cookies.