X

Xasuuqii askarta Siilaanyo ka gaysatay Hargeysa iyo dadka shacabka oo cadho hadlay: tolow yay u cawdaan

Xasuuqii askarta Siilaanyo u gaysteen dhalinyar halkaas oo wiil 11 jira ku geeriyoodey ayaa waxa goob isugu baxay haween iyo dadkale oo shacaba oo xadhaysan iyagoo ka hadlay xasuuqa askarta Siilaanyo gaysteen iyo sida wax u dhaceen.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.