Fanaanada weyn ee Hibo Nuura ayaa ka hadashay colaada Gaalkacayo ugana digtey maamulada colaadu ka dhaxayso in ay Somalida dib ugu celiyaan colaad laga soo gudbey 25 sano laakiin hadda aad moodo in ayna wali ka dhamaan reer Gaalkacayo.
ARAABINEWS.COM