X

Meeshan ”Somaliland” ee aan yabyabaney waa nagu kibirtey hadana Lughaya ayay noogu yimaadeen: Fikirka reer Lughaya

Kadib weerarkii qaaweanaa ee lagu qaadey Lughaya waxa dadka reer Lughaya ama aagaas la waydiiyay fikirkooda ku aadan weerarkii iyo waxay filayeen. Waxay yiraaheen meeshii Somaliland ee yabyabeynay way nagu kibirtey. Adeer beelaan nahay ee ma nihin qaran.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

 

admin:

This website uses cookies.