X

Messi oo markale guuldaro u keenay dalkiisa iyo Jili oo qaaday koobka Amerika+SAWIRO

Xulka qaranka ee Jili ayaa ku guuleystay koobka Amerika kadib markii uu gool ku laad 4-1 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaaryahanka Messi oo ciyaaraha naadiyada si fican u ciyaara ayaa hoos u dhigey dalkiisa. Jili oo dalkeeda lagu qabtay tartankan ayaa 99 sano sugeysay in ay qaado koobkan. Ciyaaryahan Alexis Sanchez ayaa Jili u dhaliyay gool ku laadka ay koobka ku qaaday.

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.