MuqdishoâMidowga Afrka ayaa walaac ka muujiyay xanibaada Kiiniya saartey qaar ka mida xawaaladaha dalkaasi ka shaqeeya iyagoo lagu eedaynayo in ay lacagi u marto dhiigmiiratada shabaab. Arin taas looga soo horjeedo ayaa ka dhacday Kiiniya.
Midowga Afrika ayaa sheegay in xayiraadu saamayn ku yeelan karto oo kaliya dadka baahan ee Somalida e ayna waxba u dhimayn argagixisada caalamiga ah oo dawladaha carabta ka hela caawimada.
Dhinaca kale ciidanka midowga Afrika ayaa yeeshay afhayeen cusub oo lagu bedelayo kii hore Cali Aadan Xaamud.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS