Xafiiskii midowga Yurub ku lahaa Hargeysa ayay marhore ka guureen halka maamulka Hargeysa ay iska dhigayaan cid aanan ogeyn. Saxaafada ayaa booqatay gurigii ay deganayaan oo haawanaya oo xiran oo ay la wareegeen hay’ad Jarmala oo wadooyinka dhista.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS