Miinooyinkii ay aaseen ciidamada maamulada Somaliland iyo Puntland oo ku qarxay dadkii shacabka ahaa deegaanka Tukaraq. Ciidamada labadan maleeshiyo ayaa mid waliba ka ksle miino u dhigey goobihii shacabku isticmaalayay. Waxa isbitaalka magaalada Laascaanood la keenay dadkii ay miinooyinkaas ku qarxeen.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS