X

Miisaaniyad ku meel-gaadha ayaan ansixinay: Dr C/raxmaan Bayle

Dr C/RAXMAAN bAYLE

Wasiirka maaliyada dawlada dhexe ee Somaliya Dr C/raxmaan Bayle ayaa sheegay in golaha wasiirada ay ansixiyeen miisaaniyad ku meel-gaadha oo lagu qiyaasay laba boqo, iyo lix milyan oo doolarak Maraykanka 206 milyan.


Lacagtan ayaa badankeeda ka soo baxaysa dekeda iyo madaarka Muqdisho ayadoo ayan jirin lacago kale oo laga aruuriyo gobolada dalka, haddii ay jiraan ay qaataan maamul jufeedyada.



”Waa miisaaniyad ku meel-gaadha maadaama aanu golaha shacabku fadhiisan karin oo welli qaarkood aan la dooran ayuu yiri wasiir Dr C/raxmaan Bayle.

C/llaahi Warhaye

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.