X

Moxamed Maxamoud Shirdon oo Tacsi u diraya qoyska iyo qaraabadii uu ka baxay C/raxmaan Xaaji Abiibakar

Innaalilaahu wa innaa ilayhi Raajucuun  (KULLU NAFSIN DAAIQATUL MAWT) waxan halkan Tacsi uga Dirayaa Dhamaan  Umada Soomaaliyeed gaar ahaan aqoonyahanka Gobolada Galbeedka Somaliland Geeridii Naxdinta lahayd ee ku timiday allah SWT Janatul Fardawsa  haka waraabiyee  C/raxman Xaaji Abiibakar oo ku Geeriyooday wadanka Canada. Waxan leehay Dhamaan Allah ha inaga siiyo Samir iyo iimaan Gaar ahaan Qoyskii iyo Qaraabadii uu ka Baxay waxan u Rajaynayaa Samir iyo iimaan AAMIIN AAMIIN AAMIIN.

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.