X

Mucaaradka maamulka Hargeysa oo beri bilaabi doona shirka dib u sharciyeynta maamulka

Jamaal Cali Xuseen oo ah xisbiga Ucid ayaa shaaciyay in berito ay dhici doonto shirka ay ugu yeereen shirka wadatashiga qaranka (maamulka Hargeysa) kaas oo aan la sheegin cida ka qaybgalaysa iyo sida ay u maamuli doonaan. Siilaanyo ayaa afka juuqdii gabay waxana hor boodaya beeshiisa oo u muuqda in ay si xun ku raadinayaan in ay sii fadhiyaan maamulka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

 

admin:

This website uses cookies.