Mucaaradka maamulka Hargeysa ayaa socod ku maray wadooyinka Hargeysa iyadoo Siilaanyo bilaabey inuu xxidho suxufiyiinta gudanaya hawshooda. Siilaanyo oo hadda hawlgaba shaqana ku lahayn hawlaha dhacaya ayaa beeshiisu ku adeeganaysaa sumcadiisa. Wariye u shaqeeya Star tv ayaa xadhioga la dhigey.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS.COM