X

Mucaaradka madaxweyne Farmaajo oo u hanjabay Sh Nuur Baaruud iyo jawaabta sheekha: MAQAL

Mucaaradka madaxweyne Farmaajo ayaa u hanjabay Sh Nuur Baaruud iyo sheekha oo ka bixiyay jawaab.

“Maalmahaan waxaan maqlayay in la leeyahay Wadaadka hala taxriilo oo goormaan Ajnabi noqday, halkeesa ley tarxiilayaa,waa yaab kuwaas waa kuwa Qaranka duminaya ee dowlad diidka ah ayuu yiri Sheekh Nuur Baaruud Gurxan”

Hoos ka dhegeyso





C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.