X

Mucaawino loo dirayo Lughaya oo ay ku dhifteen duufaano watay roobab laxaadle

Mucaawino isugu jira noocyo badan ayaa Boorama laga qaaday iyadoo la gaynayo xeebta gobolka Awdal siiba deegaanada hoostaga Lughaya halkaas oo ay ku dhifteen duufaano watay roobab laxaadle oo waxyaalo u gaystey deegaanka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.