Brussels–Waxa shalay gilgiley caasimada looga taliyo Yurub ee Brussels banaanbax weyn oo reer Awdalstate u gudbiyeen madaxda reer Yurub looguna sheegay xaqiiqda ka jirta gobolada Awdal,Salal iyo Gabiley, tacadiyada ay ku hayaan ururka SNM oo dawlad sheegta iyo in deeqaha caalamka qaybtooda toos loo siiyo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS